Guddigii qiimeynta ee uu RW Rooble magacaabay oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Magaalada Kismaayo waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada Garbahaarey Cumar Maxamed Cabdulle (dhagey) iyo xubno ka tirsan guddiga uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha. Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT iyo wasiiro ka tirsan Jubaland ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyey Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha. Cumar Maxamed Cabdulle iyo wafdigiisa … Continue reading Guddigii qiimeynta ee uu RW Rooble magacaabay oo gaaray Kismaayo (Sawirro)